Wednesday, November 21, 2012

Tacsi Tiiraanyo Leh

(Waridaad -Hargeisa, Somaliland)-  Tacsi Tiiraanyo Leh

Inaa Lilaahi Wa Ina Ilayhi Raajicuun

Gudomiyaha Gobolka Sanaag Aadan Diiriye Cigaal (Geeljire) Iyo Agaasimaha Warfaafinta Gobolka Sanaag Maxamud Maxamed Xasan (Saraaf) Iyo Gudomiyaha Komishanka Gobolka Sanaag Maxamed Maxamud Awed Gudomiye Ku Xigeen Ka Komishanka Ee Gobolka Sanaag Naasir Ali Sa’eed Iyo Dhaaman Bahda Warbaahinta Gobolka Sanaag
1. Cabdirisaak Yousof Ali
2. Mohamed Yousof Bakayle
3. Cali Aadan Daahir
4. Cabdinasir Khalid Sa’eed
5. Cabdirisaak Xaaji Axmed Tukubo
Dhamaantayo Waxanu Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraynaa Maxamed Xuseen Xaaji Bile (Jordan) Oo Maanta 20/11/2012 Ale Haw Naxariistee Adeerkii Cawil Xajji Bille Aadan Ku Geeriyooaday Caasimada Jamhuriyada Somaliland Ee Hargaysa
Waxanuna Eebe Weyne Uga Baryaynaa Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Eheladii Iyo Qarabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Geeriyoodayna Samir Iyo Imaan Ka Siiyo.
 
Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin

No comments: