(Waridaad)-Waxaa maanta oo Jimce ah ku soo laabtay dalka, Gudoomiye, Saleebaan Nuur iyadoo maalinta sabtida ay ku simayaashiisu u balansan yahiin wax kabadalka gudi hoosaayadda si loo fudeedeeyo bedelista gudoomiyaha, uguna hawl fududaato mashruuca Riyaale ee mudo kordhineed ee loo xil saaray Fure iyo ku xigeenadiisa.Arrinkan ayaa dadweynahu aad u soo dhaweeyeen, kuna noqotay afkla qaad, Udub iyo kaaliyaashooda guurtida u dhex fadhiya.
Waridaad media centre
4 comments:
Great blog!!!
If you like, come back and visit mine: http://albumdeestampillas.blogspot.com
Thanks,
Pablo from Argentina
Great blog!!!
If you like, come back and visit mine: http://albumdeestampillas.blogspot.com
Thanks,
Pablo from Argentina
Hello my friends
Nice article, keep your spirit to write now...
Post a Comment